Ku soo dhawoow Sandaqada Sharciga!

Waxa aan kaa caawin karnaa inaad hesho gargaarka dhanka sharciga ah oo lacag la’aan ah ama waxa aanu kuu gudbin ilo kale.

Illustration of group of people getting legal assistance.