Ku soo dhawoow Sandaqada Sharciga!

Waxa aan kaa caawin karnaa inaad ka qaybqaadato kulan kumbuyuutarka ka dhaca, aad hesho gargaar dhanka sharciga ah oo lacag la’aan ah ama aan kuu gudbino ilo kale.

Illustration of group of people getting legal assistance.